Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi

0
31

 

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa safar shaqo oo qaadan doono laba maalin ku gaaray magalda Riyad ee boqortooyadda Sacuudi kadib markii uu martiqaad rasmi ah ka helay dhigiisa Boqortooyadda Sacuudi mudane Waliid Bin Mohamed.

Wasiirka ayaa magalda Riyad kaga qeyb galaya shirka caalamiga ah ee Cadaaladda oo ay qaban qaabisay Dowlda Boqortooyadda Sacuudi gaar ahaan wasaaradda Cadaaladda, shirkan oo socon doona laba maalin ayaa looga hadli doonaa sannadkan helitaan Cadaaladd ku dhisan Tiknoolijiyada casriga ah.

Shirka waxaa lagu soo bandhigi doonaa sida Teknooliyada casriga ah ay uga qeyb qaadan karto adeegyada garsoorka iyo Caddaaladda.

Facebook Comments Box

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.