Kusoo dhawaada Bogga Rasmiga ee Wasaaradda Dastuurka

0
376

Wasaaradda Arimaha Dastuurka waxey isha ku haysaa in ay hagaajiso Dastuurka Dalka Soomaaliya si uu u dhameystirmo heshiiska dastuurka oo loo dhan yahay waana aragtida shacabka in la uruuriyo fikradaha shacabka soomaaliyeed, isla markaana loogu bandhigi lahaa shacabka sida ay uu dastuurka soomaaliya noqonaayo, waxeyna wasaaraddu qabatay tababaro muhiim u ah dhammaan maamul goboleedyada dalka ka jira si loo faham siiyo Dastuurka Dalka soomaaliya.

Wasiirka Arimaha Dastuurka Dowladda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa sheegay in ujeedada uu yahay shacabka in ay isku raacaan hal mowqif iyo dastuur dhameystiran.

Facebook Comments Box

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.