Warbixinta Wasaaradda ee dib-u-eegista Dastuurka (2017-2020): Nuqulka Af Soomaaliga.

0
882

Waxbixintan waa diiwaan waxqabadka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka inta u dhexeysay
Abriil 2017 illaa Maarso 2021. Waxaa loogu talogalay in Dowladda soo socota ay ka hesho
xog iyo faahfaahin kusaabsan:
(a) Nidaamka iyo qaab dhismeedka maamulka wasaaradda;
(b) Hawlaha iyo shaqooyinka ay qabatay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka;
(c) Horumarkii la gaaray intii lagu jiray geeeddi socodka dib-u-eegsita dastuurka;
(d) Qeybaha dhiman ee dib-u-eegista ee u baahan dadaal dheeri ah; iyo
(e) Caqabadaha lala kulmay inta lagu gudo jiray geeddi socodka dib-u-eegista dastuurka.
Waxbixinta ayaa waxaa lagu soo gabagabeynayaa soo jeedin loogu talogalay in dowladda iyo Maamulka Wasaaradda ee imaan doonoo in uu ka fakaro oo tixgelin siiyo sidii loo dhameeyn lahaa hannaanaka dib-u-eegista iyo siddi hore loogu socon lahaa.

Halkaan ka degso warbixinta oo dhamaystiran

SOMALI MoCA Report_2021

Facebook Comments Box

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.