

Shirkaan ayaa ahaa kii sadaxaad waxaa kasoo qeyb galay wasaaradaha Haweenka, Gaashaandhiga, Amniga Gudaha, Arrimaha Gudaha, Caafimaadka, waxbarashada wasaaradaha Caddaalada ee dowlad goboledyada iyo hay’ada UNICEF.
Ujeedada shirka ayaa ahyd xog isweydaarsi sadax biloodle ah iyo kor u qaadista shaqooyinka la xiriira Caddaaladda caruurta soomaaliyee
Facebook Comments Box