Shirka lagu diyaarinayo Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay

0
759

Shirkaan ayaa waxa qabatay Wasaaradda arrimaha Dastuurka waxaana shirka looga hadlayay sidii Istiraatiijiyadda Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka wuxuuna soconayaa maalintiisii labaad, ka qaybgalayaasha ayaa loo qaybiyay koox-koox waxa ayna ka doodayaan diyaarinta Istiraatiijiyadda iyaga oo soo bandhigi doona talooyinkooda.

DAAWO SAWIRADA

01 02 03 04 05 06

Facebook Comments Box

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.